Qurbajoogta Degmada Daroor Oo Maanta Degmada Ku Warerjisay Gaadhi Hartop Ah Kaaso Degmada Aad Ubalaadhan Ay Hore Uga Codsatay Xubno Kamid Ah Qurbajoogta Inay Usoo Iibiso Gaadhi

Qurbajoogta degmada Daroor oo maanta degmada ku warerjisay gaadhi Hartop ah
Kaaso degmada oo aad ubalaadhan ay hore uga codsatay xubno kamid ah qurbajoogtu inay usoo iibiso gaadhi.

Waxaan umahadcelinayaa waxqabadka iyo dadaalka qurbajoogta horumarinta bulshada u istaagay ee degmada, waxaanan leeyahay sii labajibara dadaalka.

Qurbajoogta degmada Daroor waxaa laga codsanay inay kaqaybqaatan horumarinta bulshada degmada Daroor.

1. Qurbajoogtu inay horumariyaan waxbarshada iyo Adeegyada waxbarshada Diiniga ah iyo Masaajidada dhamaanba magaloyinka/tuuloyinka degmada Daroor oo waxbadana ay kaqabteen inay siiwadan dadaalka.

2. Qurbajoogta waxaa laga codsaday in Magalada Daroor looso iibiyo #Cagaf_bulldozer oo loogu horumariyo dhamaystirka master planka iyo jidadka degmada iwm taaso Cagaftaasi bulshada muhimad badan uleedahay.

3. Magalada #Rabaso_Master_plan in loo sameeyo.
4. Magalada #Abokor_Master_plan in loo sameeyo.
Taaso laga codsaday wakhti yar gudeheeda in loo sameeyo, si kor logu qaado horumarinta magaloyinka.

Sidokale waxaa laga codsaday in qurbajoogtu kafaaidaysato fursadaha maalgashiga ganacsiga degmada Daroor iyo degaanka intiisakale.

Waxaanan ugu baaqayaa qurbajoogta qaybeheeda kaladuwana ee degmadu inay kasoo qaybqadato horumarinta bulshadooda.

Xigasho xilibaan nadiir yusuf

Advertisement

Ku Xayeysiiso