Barkhad Cofiye Oo Loo Doortey Inuu Noqdo Gudoomiyaa Sariflaa Somaliland

Ururka sariflayaasha somaliland oo waayadaaba xifiltan adagi ka dhexeeyey iyagoo labo garaba oo ay kalataager sanayen sariflayaashu waxaana ku tartamaayey gudoomiyaa Narkhad Coofiye iyo A Xasan Awliyo
Doorashadoo bilaabatey galinkii danbee maanta waxey soo gabgabowdey fidkii caawa waxaalan lakalaheley Barkad Coodiye 125 Cod halkuu heley Awliyona 84 cod waxaaney guushu kuraacdey barkhad cofiye iyo kuxigeen kiis abokor abdi

Advertisement

Ku Xayeysiiso