Somaliland Balaan A Oo Ictiraafka Mooye Balan B Malaha”Maanta 80% Waa Tageen Khaatumo,Maakhir Coast Awdal Stet Anaguna Waanu Sii Soconaa.”Eng:Faysal Cali Waraabe

Somaliland balaan A mooye balan B malaha waxaan is weydiinayaa somaliland masii jireysaa lixda biloode soosocda waa layaacey anan waanu siisoconaa
Halkii wax noqonleyd waa inaga haduu jidhku daciifo durigaa kidili hadeynu inagu kala baxbaxno maxamed yusuf iyo abdiwali gaas baa kudili waxey sheegayaan baadh aloore waa reryayoo isaaq layidhaa waxaanu leeney qoladan konfeshanka ku jirta waa loo socdaa majirtee waar dalka aynu badbaadino xisbi loo buburaa kulmiye majiree waar dalkiibaa khatar kujiree dalkana idinkaa maanta saarey kursigaadee muuse kaaley ninka nalaqabta

Advertisement

Ku Xayeysiiso