Xogaa Soobaxaaya Ayaa Sheegaaya In Waftigii Heer Wasirka Ahaa Kan Socdey Ethiopia Ee Maanta Socdaalka Ku Yimid Hargeisa Isla Maantaba Ay Lakulmeen Madaxweynaa Somaliland Muse Bixi Abdi Ujedkooduna Ahaa Sadex Arimood…

Xogaa soobaxaaya ayaa sheegaaya in waftigii heer wasirka ahaaye ka socdey Ethiopia ee maanta socdaalka ku yimid hargeisa isla maantaba ay lakulmeen madaxweynaa somaliland muse bixi abdi
Waftigan oo sey xoguu sheegayaan ujeedkoodu ahaa sadex arimood takoowaad iney kormeer kutagaan soonan idhaidheyaa sidey usocoto balaadhinta dakada iyo wadada isku xidhi doonta barbara ilaa wajaaley sidey usocoto,

arinta kalaa lagu sheegey iney isla eegidoonaan xukuumada somaliland sidii loo bilaabi laa wadahadlada labada geesood ee somaliland iyo Somalia
Waftiga oo caawa ku hoydey hargeisa waxaa la rajeynayaa iney bari u jarmaadaan magaal marseeda barbara
Warqabadka togaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso