“2dii sanno ee u dambeeyey mujtamaca somaliland waxay Maqlaayeen muuqaalo Badan Oo Madaxweyne biixi ku maagayey Farmaajo, 2dii habeen ee u dambeeyeyna Madaxweyne Biixi ayey Bulshadu Baafineysa.

“2dii sanno ee u dambeeyey mujtamaca somaliland waxay daawanayeen muuqaalo badan oo Madaxweyne biixi ku maagayey Madaxweyen Farmaajo, 2dii habeen ee u dambeeyeyna Madaxweyne Biixi ayey Bulshadu Baafineysa. Madaxweyne soo bax oo dalkaaga iyo dadkaaga cafis weydiiso. Xisbiga WADDANI Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland wuxu ka aaminsan yahay iney tahay Masiir Umaddeed mana ah wax qofaf qolol la gali karaan.” Afhayeenka Xisbiga Waddani.

Advertisement

Ku Xayeysiiso