Wasiirka Gaashaandhigga Dowlada Somliya Oo Ay Wehliyaan Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Somali Ayaa Ku Soo Dhaweeyey garoonka Ciidmo katirsan Kumaandooska Turkigu Tababarey

Wasiirka gaashaandhigga dowlada somliya oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka somali ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Cutubyo katirsan Kumaandooska somali Ee uu usoo Tababar ey wadan ka turkigu Ciidamadana ayaa tiradoodu dhantey 400, oo sakari dhamaan toodh waa somali Loogu talagaley iney shabaab ka ka xoreeyaan iyadoo aynu ogney inaaney ahey ku wii ugu horeeyey ee turkigu u tababaro .

Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed ayaa xusay in ciidamada ay mudnaan gaar ah siisay dhismaha Ciidanka somaliya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso