Qaadhaan Kabadan 209 milyan oo doolar ayaa loo diyaariyay Dayac Tirka Masaajidii Iyo Madarisadii Qur’aan ka Kariim kaa Ee Lagu Gubey Gobolka Amxaarada Ee Dalka Ethiopia

Qaadan Kabadan 209 milyan oo doolar ayaa loo diyaariyay Dayac Tirka Masaajidii Iyo Madarisadii Qur’aan ka Kariim kaa Ee Lagu Gubey Gobolka Amxaarada Ee Dalka Ethiopia

Golaha Arrimaha Islaamka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in kabadan 209 milyan oo doolar loo ururiyey dayactirka iyo burburka Masaajidada Lagibey.

Bayaan ay soo saareen maanta, goluhu Arimaha Islaamka Ethiopia waxey ku sheegay inay aruuriyeen wax ka badan 700 kun oo kun oo lacagta dheeriga ah marka lagu daro lacagta laga soo aruuriyay sanduuqa deeqda tan iyo bishii Janaayo 22, 2012.

Mudane Mufti Hajmar Idriis, Gudoomiyaha Golaha Arimaha Islaamka, ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada kaniisada.

Golaha, oo ku dhawaaqay in ay jiraan lacago dheeri ah oo ay soo aruuriyeen dalal shisheeye, Ayan Ilaahada Aan Nasoogaadhi Waxaanu Rajeyneynaa Iney Nasoo gaadhoayaa 24-ka Febraayo

Advertisement

Ku Xayeysiiso