Garyaqaan Guuleed Dafac Oo fasiraad Kabixiyey Raali Galinta Madaxweyne Farmaajo Bixiyey Sheegeyna Waxa Looga Fadhiyo

Wixii dhacay dhib ma ahayn. Erey bixinta ay xaqa u leedahay hadii aanu isticmaalayn, Farmaajo ha iska haysto “cudurdaarkiisa.” Your apology is not accepted. Marka hore ha qiro inay dembi dagaal iyo dembiyo aadantinimada ka soo horjeeda ahayd. Kadib ha abuuro maxkamad la saaro kuwii dembiyada galay. Dawladiisa ha ka eryo kuwa dembiyada galay. Kadib raaligelin ha soo codsado.

Advertisement

Ku Xayeysiiso