Daawo: Farmaajo Oo Xasuuqii ka dhacay Somaliland ku sheegay Dhib sheegayna inuu raali gelin ka bixinayo halka dhincii Kale (SNM) iyana ina ay cudur daar bixiso

Farmaajo” wixii Waqooyi ka dhacay ma ahayn Koonfur oo waqooyi ku duushay,wax qabiil ku saleysanna ma ahayn,waxay ahayd Sistam dowli ah oo markaas jiray,anigoo madaxweynihii Qaranka ah inaan cudurdaarkaas sameeyo oo aan gaarsiino walaalaheen adinkuna aad ila qaadataan ayaa loo baahan yahay”

Advertisement

Ku Xayeysiiso