Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Axmed Maxamed Diiriye ayaa wareegto ka soo saaray kaltirsiga sannad dugsiyeedka dugsiyada Jamhuuriyadda Somaliland iyo da’da lagu galayo dugsiyada

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Axmed Maxamed Diiriye ayaa wareegto ka soo saaray kaltirsiga sannad dugsiyeedka dugsiyada Jamhuuriyadda Somaliland iyo da’da lagu galayo dugsiyada. Wareegtadaa wasiirku soo saaray waxa maanta si rasmi ah u shaaciyey Agaasimayaal ka tirsan Wasaaradaasi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso