Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabey Macaliminta Labo Madarisadoo Oo Xaafadaa Maxamuud Heybe Ku Yaal

Ciidamada Amaanka Soomaaliland oo ayaamii Udanbeeyey Qabqabte macalimiinta labo madarisadood oo ku yaala Dagmada maxamuud heybey ee magaalada Hargeisa madaaristan baa kala ahaa malcaamad qur’aan iyo maxad islaamiya
Sidaan xogaa ku heleyno ayaa sheegaya iney macalimiinta Ahaayeen labo macalin oo laga qabtey malcaamada iyo labo macalin oo laga qabtey maxadka halka warar kalana sheegayaan in labada kale midba meel laga qabtey

Warqabadka togaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso