Ardayda Afrika ee jooga Shinaha oo sheegay in ay heystaan dayac iyo kaalmo la’aan

Ardayda Afrikaanka ee ku xayirmay cudurka Coronavirus ee ka dillaacay Magalada Wuhan,ee dalka Shiinaha ayaa dalbaday in loo fidiyo codsi caawimaad oo dib logu celinaayo dalalka Afrika ee ay ka soo jeedaam.

Thomas  Kanzira oo ah 25-sano jir ka soo jeeda dalka Yugaadha,isla markaana ka mid ah kumanaan arday ee wax ku barta ama ku nool Magaalada Wuhan,ayaa codsaday in dowladaha Afrika ay halkasi ka qataan muwaadiniinta ka jooga magaaladaasi.

Qaar ka mid ah ardaydaasi ayaa dalbaday in loo soo diro diyaarado,si ay uga badbaadaan cudurka Coronavirus ee u sii fidaya sida xowliga ah.

Maaalada Wuhan oo dhacda badhtamaha dalka Shiinaha waxaa ku nool illaa 11-milyan oo qof,waxaana hadda tirada u dhimatay cudurka Coronavirus lagu waramay in ay gaadh

A medical staff member takes the temperature of a man at the Wuhan Red Cross Hospital in China on Jan. 25. HECTOR RETAMAL/AFP via Getty Images

eyso illaa shan boqol oo ruux

Advertisement

Ku Xayeysiiso