Madaxweyne ku-xigeenka oo furay shirweynaha nafaqadda hooyadda iyo dhalaanka oo sanadkiiba mar laguqabto Somaliland

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdirxamaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa furay shirweynaha nafaqadda hooyadda iyo dhalaanka oo sanadkiiba mar lagu qabto Somaliland.

Shirweynahan oo ay xubno ka yihiin Wasaaradaha Waxbarashadda & sayniska, iyo horumarinta Caafimaadka ayaa lagaga dooday sidii kor loogu qaadi lahaa ilaalinta iyo daryeelka heerka nafaqo ee dhalaanka Somaliland.


           

                    

Advertisement

Ku Xayeysiiso