DAAWO: “Haddii Aydaan Haysan Kalsoonida Xisbiyadii Aad U Shaqayn Lahaydeen, Waxaan Idin Soo Jeedinaynaa In Aad Banaysaan, Si Aynu Xal U Gaadhno, Doorashana U Qabsanno…,”

DAAWO: “Haddii Aydaan Haysan Kalsoonida Xisbiyadii Aad U Shaqayn Lahaydeen, Waxaan Idin Soo Jeedinaynaa In Aad Banaysaan, Si Aynu Xal U Gaadhno, Doorashana U Qabsanno…,”

“Anba Anoo Komishan Ah Ayaan Is Cassilay, Waxbaan Umaan Noqon Oo Sharaf Ayan Ka Qaaaday, Waxaan Leeyahay Komishan-Ka Is Cassilaa…,”

Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ku Hadlayay Afka Labada Xisbi Mucaarad.

Advertisement

Ku Xayeysiiso