“Waa Nasiib Daro wayn In Qofka Madaxda Ah Uu Afkiisa Iyo Uurkiisu Is Yeelan waayo ,Madaxwayne Muuse Labadaas sano Dalka Hayay Qudbaduhuu Akhriyo Iyo Ficilkiisi Isma Leh”. Eng Faysal Cali Waraabe


Waa Nasiib Daro wayn In Qofka Madaxda Ah Uu Afkiisa Iyo Uurkiisu Is Yeelan waayo , Madaxwayne Muuse Labadaas sano Dalka Hayay Qudbaduhuu Akhriyo Iyo Ficilkiisi Isma Leh.
“Muuse Madaxnimadiisa Waanu Ka Tashanaynaa”

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku Gacan Saydhay Dalabka Madaxwey Biixi Oo Ugu Baaqay Guddoomyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah Kulan Degdeg Ah

Advertisement

Ku Xayeysiiso