Shirkii Qurbajoogta Puntland ee Yurub oo lagu qaban doono Aarhus Denmark. YASIN ALI

KASOO QAYBGAL WACAN.

Waxaa Magaalada Aarhus ee wadanka Denmark ka furmi doona Shirweynihii Afaraad Dallada (PEDAN) oo ay ku mideysan yihiin Ururadda Qurbo-joogta Puntland ee Yurub.

Shirka ayaa sanadka waxa soo qaban qaabiyay ururka Puntland Diaspora Forum Denmark (PDFD)

Shirka waxaa kasoo qaybgalaya Jaaliyaddaha Puntland ee kala ah Jaaliyada Ireland, Finland, Sweden, Norway, Denmark, Holland, Austeria,Franca,Uk,iyo Jarmalka.

Shirkan ayaa ka duwan shirarkii hore ee Dallada Pedan waxaana shirka fursada la siin doonaa dhalinyarada aqoonta leh si wadankooda aqoonta ay barteen ugu faa’iidayn lahaayeen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso