Saylici oo goor dhawayd gaadhay Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal.

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), iyo xubno ka mida golaha wasiirada ayaa gaadhay maanta magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama.

Socdaalka Saylici ayaa ku soo beegmaya xilli cabasho xaga saami qaybsiga ah ay ka taagan tahay Goblka, geesta kalena jabhado lagaga dhawaaqay Gobolkaas iyada oo marka laga yimaado weerarkii ay dhawaan jabhada Kooxda Suldan Wabar ay ka geysteen saldhiga dhexe ee Boorama Jabhad kale oo la baxday Cawaale lagaga dhawaaqay Duleedka Magaalada Dila.

Advertisement

Ku Xayeysiiso