Tacsi: Ururka Midnimada Somaliland (UMSL) Hogaanka iyo Xunahaba waxay tacsi u dirayaa Qaranka Somaliland Geerida ku timid AHN Sareeye Gaas Cabdilaahi F. Iimaan.

Tacsi Tiiraanyo leh inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun

Dhamaan ururka Midnimada Somaliland Gudoomiyaha, Gudida iyo Guud ahaan Xubnaha ururka Midnimada Somaliland Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Guud ahaan Shacabka Somaliland Gaar Ahaan Dhamaan Ciidan Waynaha Policeka Somaliland Si gaar ah Waxaa u tacsiyeynaynaa  Ehelkii, Qarabadii iyo Qoyskii u baxay AHN Taliyihii Ciidanka Police ka Somaliland Sareeye Gaas Maruun  Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Ilaahay waxaan u baryeynaa in uu janadiisa ugu deeqo dambigiisana uu dhaafo  Samir iyo iimaan Waasacana ka siiye Dhamaan Dadkaa aan kur ku soo xusnay.

Amiin

 

Ururka Midnimada Somaliland

UMSL

Advertisement

Ku Xayeysiiso