Tacsi: Alleh ha u naxariistee waxaa hadeer la soo sheegay Geerida Taliyihii Ciidanka Booliska Somalland.

Tacsi: Alleh ha u naxariistee waxaa hadeer la soo sheegay Geerida Taliyihii Ciidanka Booliska Somalland.

Alle haw naxariistee waxa goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa taliyihii ciidamada booliska somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Alle haw naxariistee Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey lala tacaalayey xanuun uu la jiifay oo keenay inuu gudan kari waayo hawlihii qaranka ee uu u xilsaarnaa.

Taliyihii ciidamada booliska somaliland alle haw naxariistee sareeye Gaas ayaa mudadii uu hogaaminayey ciidamada booliska somaliland waxa uu gaadhsiiyey horumar muuqda oo lagu xusuusan doono.

Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa hogaaminayey ciidamada booliska somaliland tan iyo sanadkii 2012 ka dib markii uu geeriyooday taliyihii ka horeeyey marxuun Maxamed Saqadhi Dubad.

Advertisement

Ku Xayeysiiso