Ururka Gaaroodi iyo Xubno Reer Arizona oo deeq lacageed Gudida Dhismaha Wadada Cad

Guddida Wadada Cad oo Kulan u Qabatay Ururka Gaaroodi iyo Xubnaha Degan Gobolka Arizona ee Maraykanka

Taas oo ay ku wareejiyeen deeq lacageed oo ay kaga qayn qaadanyaan dhismaha Eadada Cad.

Ururka Gaaroodi ayaa bixiyey lacag dhan $6,629 Halka reer Arizona bixiyeen adduun dhan $1,600.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso