Xukuumadda oo Telefishannada Dalka ku soo Rogtay Qorshe Lagu Ilaalinayo Karaamadda Jamhuuriyadda Somaliland

Wasaaradda Waraafinta Dhaqanka iyo Wacyigelnta Jamhuuriyadda Somaliland oo  Telefishannada laga leeyahay dalka fartay qorshe lagu ilaalinayo karaamada Qaranimadda JSL, waxaana sidaas lagu soo bandhigay shir Masuuliyiinta Warfaafintu maanta la yeesheen Mulkiileyaasha Telefishannada laga leeyahay waddank.

Sida lagu faahfaahiyey war-saxaafadeedkan hoos ku qoran:-

    

Advertisement

Ku Xayeysiiso