Daawo: Xisbiyada UCID iyo WADDANI oo isla Qaatay Mawqifka Doorashooyinka .. Aqbalayna in Gudida doorashooyinku ay sii ahaadaan 7 badoodii Xubnood

Xisbiyada Mucaaridka Oo Heshiis Ka gaadhay Arimaha Doorashooyinka

Xisbiyada Ucid Iyo Wadani ayaa ku heshiiyey in ay soo magacaabaan labadoodii xubnood ee uga mid noqon lahaa guddida cusub ee Doorashooyinka Somaliland.

Guddida cusub ayaa ka koobnaanaysa 7 xubnood.

Advertisement

Ku Xayeysiiso