Jubbaland oo Magaalada Kismaayo ka xidhay Cir Dhul iyo Badda in laga soo galo

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xidhay Xuduudaha Magaalada Kismaayo laga soo galo Sida garoonka diyaaradaha Dekeda iyo Kontaroolada kala duwan.

Amarkan ayaa lagu xusay qoraal caawa ka soo baxay guddiga amniga Maamulka Jubbaland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso