Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo badhigay jadwalka diiwaan galinta Musharixiinta u tartameysa xilka Madaxwaynaha Jubbaland

Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo badhigay jadwalka diiwaan galinta Musharixiinta u tartameysa xilka Madaxwaynaha Jubbaland.

Dhanka kale guddiga ayaa soo saarey Xeerka iyo Shuruudaha looga baahayahay Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxwaynaha Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Tusmada Jadwalka Diiwaan galinta iyo shuruudaha Musharixiinta.

Advertisement

Ku Xayeysiiso