Somaliland way ka gudubtay xilli loo cabsado

beryahan waxa jira dad reer soomaliland ah oo tirsanaya in xaalku yara adag yahay marka la eego dagaalada isdabajoog ah ee ay ku soo qaaday dawlada xamar ee ku tukubaysa  ulaha boocda ah laakiin may eegan hadda waa sidee somaliland?

somaliland waqti xaadirkan waxay maraysaa meel aad u fiican sabahan darteed

1- somaliland waxa ay awood u yeelatay in ay bixiso dhamaan adeegyada aasaasiga ah ee dawladi u baahan tahay iyada oo aan cidna taageero ka helin

2- somaliland waxa ay leedahay ciidan qaran oo xoogan islamarkaana awood u leh inay u babac dhigi karaan quwado waaweyn iska dhaaf somaliya,e

3. somaliland waxa ay si buuxda gacanta ugu haysaa  dhulkeeda  iyo badeeda

4. somaliland waxa ay leedahay lacag u gaar ah

hadaba waxa keliya oo soomaaliya inoogu hadhay baasaaboor iyo hawada oo ay naan weli ku kala bixin.

markaa sidee ayaa  aad umalaysan kartaa in ay dawlada farmaajo oo ay ilaaliyaan( 21000 askari oo ah nabad ilaalin ay soo hawaysan karaan somaliland.

ta labaad siyaasada farmaajo ee ku aadan midnimada waxa si weyn uga soo horjeedo quwado waaweyn oo isga laftiisa gacanata ku haya. markaa farmaajo waxan o dhan lahaa sidisididaada mooyaane dhul u dhacaaga hubso.

soomaalilandna  waxan u soo jeedinayaa geediga halkaas ha laga wado ictiraafkii waa fooda eh, tashwiishka iyo borobagaadada yaan dheg loo dhigin.

Allaa Mahad leh

Abdilahi Ali Derie  ( A. A. DERIE)

Email. abdilahi_3@hotmail.com

Tel:  0634465037

Gabiley somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso