Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Cumar Axmed Cabdi Oo 21 June 2019 Ku Geeriyooday Hargeysa.

Gudoomiyaha Gudida Guud Ee Deegaanka Bariga Hargeysa, Sh.Khadar Sh.Siciid Aw Nuur,Xogahayaha  Gudida 

Khadar Ciise Cabdi, Afhayeenka Gudida

Yuusuf Nuur Guruuje,iyo dhamaan Xubnaha kale ee Gudida oo kala ah.

C/rashiid Aw Maxamed, Yuusuf Xuseen Kaahin, Daa’uud Maxamed Cali, C/qani Yuusuf Macalin Gahayr,Nuur Muuse Shiraaqle, Maxamed Warsame Caalin, Mustafe Cismaan Daahir,Wali Xuseen Khayre,Maxamed Maydal,Saynab Yuusuf Xaaji Aadan,Aamina Casayr Magan, Amb.Sharmaake Falaax Nuur,Eng.Baashe Jaamac Muxumed,Agaasime Cabdisalaan  Gacan-jilib,Miyir Cali Xuseen,Siciid Aadan Xuseen,Mustafe Macalin Caydiid,Cabdalle Xayd Aw-Faarax,

Dhamaan Asxaabtaasi waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii iyo dhamaan qoyska reer Axmed Cabdi (reer Geelo) gaar ahaan Gudoomiye kuxigeenka Gudida Guud Ee Deegaanka Bariga Hargeysa Md.Cabdiwahaab Axmed Cabdi, geerida ku timi walaalkii Cumar Axmed Cabdi oo 21 june 2019 ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso