War-saxaafadeed Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si canbaaraynaysaa xiyiraada labada telefishan ee Horyaal iyo Eryal

 Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay canbaaraynaysaa xayiraada la saaray telefishanada madaxa banaan ee Eryal iyo Horyaal. 

18, Juun 2019 Booliiska Somaliland waxay albaabada u laabeen xarumaha telefishanada madaxabanaan ee  Eryal iyo Horyaal. Amar ka yimi wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye, awgii.

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si adag u canbaaraynaysaa xayiraadaas oo xadgudub ku ah xorriyadda saxaafadda ee uu damaanad qaaday dastuurka Somaliland.

Ma jirto wax dacwad ah oo hore loo ogaysiiyay labdadaas telefiishan, lamana siin fursad ay isku  difaacaan. Xayiraadaha ay dowladdu saarto telefishanada madaxa banaan waa dhibaato xuquuqal insaan oo leh welwelkeeda. Saxaafadda madaxbanaani waxay laf-dhabar u tahay dimoqraadiyadda.

Sida ku cad qodobka 32 ee dastuurka waxa mamnuuc ah dhamaan ficilada cabudhinaya saxaafadda. Xayiraada telefishada Horyaal iyo Eryal waxay xadgudub cad ku tahay xorriyadda saxaafadda iyo saraynta sharciga.   

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay u soo jeedinaysaa dawladda Somaliland:

1.      Inay xayiraadda ka qaado labdabada telefishan Eryal iyo Horyaal oo ay ogolaato inay hawshooda wataan

2.     Inay joojiso ficil kasta oo waxyeelo ku ah madaxbanaanida warbaahinta.

 

 

Yasmin Omar Haji Mohamoud

Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka

Mobile: +252 (0)634472011

http://www.hrcsomaliland.org/

19th June 2019

Press release

Human Rights Centre condemns the closure of Horyaal and Eryal TV stations

On yesterday, 18th June 2019, the police of the Republic of Somaliland closed two privately owned televisions on an order made by the Minister of Information, Mohamed Muse Dirie. A copy of the order was not given to the managers of the televisions, and it is not made public.

The government has not given a specific reason stating why it closed the two television stations.

  The closure is a violation of freedom of media guaranteed by the Constitution of Somaliland and the international human rights law. Article 32 of the prohibits any action or decision repressing media.

“There was neither a case instituted against the televisions nor a prior notice or warning. The closure of independent media houses is a serious concern to us,” says Yasmin Omar H Mohamoud, the chairperson of Human Rights Centre.

Human Rights Centre calls on the government of Somaliland to remove the police from the offices of the two television, to allow resuming operations. We call on the government to stop any action that undermines media to work freely without fear of intimidation and harassment.

 

 

Yasmin Omar Haji Mohamoud

Chairperson of Human Rights Centre Somaliland

Mobile: +252 (0)634472011

http://www.hrcsomaliland.org/

Advertisement

Ku Xayeysiiso