Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehuin Raajucuun Waxaan Halkan Anigoo Ah Garaad Barkhad Xaaji Cabdi Tacsii Tiiraanyo Leh U Dirayaa Afhayeenka Guud Ee Xusbiga Wadanni

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehuin Raajucuun

Waxaan Halkan Anigoo Ah Garaad Barkhad Xaaji Cabdi Tacsii Tiiraanyo Leh U Dirayaa Afhayeenka Guud Ee Xusbiga Wadanni ” Garyaqaan Barkhad Jamac Xirsii Batuun Iyo Walaalahay Cabdi Mahdi .Hodan Mahdi Iyo Khadra Cabdi Qaray Iyo Dhamaan Qaraabadii Iyo Eheliyadii Ay Ka Geeriyotay

Anigoo Ka Tahsiyadeynaya Geeridaa Ku Timid Habaryartay Luul Cayuun Kariyee Kuna Geeriyotay Magaalada Hargaysa Goordhaweyd Waxaan Dhamantod Leehyahay Ilaahay Samiir Iyo Iiimaan Saadaqa Allah Ha Inaga Wadasiiyoo Dhamaan Qoyska Iyo Qaraabadii Iyo Ehelkeeda .

Hooya Na Ilahaay Naxariistii Janoo Fardowsa Allah Ha Ka Warabiyoo Aaaamiin Aaamiin Aaamiin

Advertisement

Ku Xayeysiiso