ururka barkhadle charity foundation  wuxuu hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaa umadda muslimiinta ah gaaraan umadda ku abtirsata  reer Somaliland 

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 ururka barkhadle charity foundation 

wuxuu hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaa umadda muslimiinta ah gaaraan umadda ku abtirsata  reer Somaliland 

munaasibadda ciiddulfitriga bishii ramadaan isaga oo ka duulaya wuxuu u rajayna 

Barwaaqo iyo hurumar la arki karo sannadaha soo socda kalsooni dalka lagu qabo kala dambayn isfahan xusbiyada qaranka iyo dawladda golaha wakiillada golaha guurtida oo shaqada loo igmaday qabsada garsoorka eex ka dheeraada dawladda hoose oo shaqada gaga doonaayo aan cid kale ku hallayn

warbaahinta oo aan la isaga jawaabin ogaada ciidda aad u jeeddo guryo lagu nabadqabo ayuu hadalkaagu gaadhaya

danyarta agoonta oo loo diirnaxo

Deeq Cabdi Digale

Advertisement

Ku Xayeysiiso