Daawo/Ogaysiis: Ururka Khadiija Forening ee Dalka Norway Waxa uu idin Ogaysiinayaa in Xafladii Dabaaldegaa Ciida La qaban doono 08.06.19. Waa Maalinta Sabtida Goobtu waa Tøyennekken 5 Basarka dhinaciisa.

Khadiija forening informerer medlemmene sine at Eid fest arrangement for barn og unge med foreldere i Khadiija foreningen skal holdes i Tøyenbekken 5. Lørdag 08.06.19. fra kl 18:30 – 22:00.

 

 

Daawo/Ogaysiis: Ururka Khadiija Forening ee Dalka Norway Waxa uu idin Ogaysiinayaa in Xafladii Dabaaldegaa Ciida La qaban doono 08.06.19. Waa Maalinta Sabtida Goobtu waa Tøyennekken 5 Basarka dhinaciisa.

Xafladu waxay bilaabmaysaa 118:30 – 22:00. isla maalintaas Sabtida ee bishu 08.06.19.

Hadaba waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Xubnaha Ururka iyo inta Wehelisaaba in ay ka soo qab galaan Waalidiinta iyo Caruurtooda Xafladan loogu dabaal degaayo Maalinta Ciida.

Xafaladan ayaa Caruurtu ay ku heli doonaan maaweelo fiican oo Farxad Galisa sidoo kale waxaa lagu siin doonaa Stena Line Gave kort taas oo ay ku raaci doonan Doonida Tagta Denmark.

Ka soo Qayb gal wanaagsan

Advertisement

Ku Xayeysiiso