Deg-Deg: Maxay Ka Wada Hadleen Waftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Nairobi Iyo Siyaasiga Mucaaridka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mohamed Kaahin Ahmed iyo Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Wakiil Dalka IGAD Somaliland Ayaa Shir Saxaafadeed Ku Qabtay Magaalada Nayroobi

Magalada Nairobi Aye Shir Jara’iid Ku Qabtayn Saka Waxana Aay Kaga Hadlayan Safaarka Ka Ay Ku Imadeen Kenya Iyo Shirarka Aay La Qateyn Madaxda Caalamaka.

 

“Gudoomiyaha Xisbiga Wadda-jir iyo kuwa kaleba Waannu la kulmaynnaa oo Qadiyadaya fahamsan, waliba Xisbiga Wada-jir Hargaysa ayaanu ku Casuumaynnaa Tobbabar-na Waannu Siinaynna.”

Gudoomiye faysal Cali Waraabe Ayaa Warbaahinta Horteeda Sidaa Kaga Tiraabay.

 

Sidoo kale Maxamed Kaahin Ayaa Isaguna Warfidiyeenkaa La Hadlay, Halkan Kala Soco  Dhawaan Isaga Oo Dhamaystiran Hadal Jeedinta Masuuliyiintani.

Advertisement

Ku Xayeysiiso