Soomaaliya Oo U Jawaabtay Kiiniya, Ka Dib Joojinta Fiisaynta Baasaaboorka Soomaaliga Ah

Dawlada Soomaliya Ayaa Jawaab Ka Bixisay Siyaasiyiintii Loo Diiday Dalku Galka Passaportka Soomaaliga Ah

 

Dawlada Somalia ayaa Kiiniya ugu baaqday in ay xeeriso xidhiidhka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Keeniya iyo Soomaaliya.

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Somalia ayay ku sheegtay in ay Soomaaliya Xishmad u Hayso Kiiniya,

 

Waxaana ay Qoraalkan ku Sheegeen in Labada Dhinacba Ixtiraamaan Heshiiskii Labada Dhinac Dhex Maray Ee Ahaa In Si Toos Ah La Iskugu Socon Karo (Duilimaadyo Toos Ah) Nayroobi – Muqdisho
Halka Imika Ay Immika U Wareejisay Kiinita Magaalada Wajeer.

 

Xurgufta Siyaasadeed Ee Kiiniya Iyo Soomaliya Ayaa Kor Usii Kacaysay Maalmihii U Danbaysay.

Kiiniya Ayaa Laga War Dhawrayaa Sida Ay Uga Fal Celiso Qoraalkan

Advertisement

Ku Xayeysiiso