Dhaq-Dhaqaaqa Geeska Iyo Dalxiiska Gobolka.

Tan Iyo Markii Uu Xilka La Wareegay Raysal Wasaaraha Ethiopia Dr Aby Ahmed Waxa Uu Sameeyay Isbadalo Waawayn Oo La Taaban Karo Oo Dhinacyo Badan Leh , Waxa Xusid Mudan Isbadaladii Balaadhnaa Ee Uu Ku Sameeyay Dalxiiska Ethiopia Sanadkii 2018 Ethiopia Waxay Noqotay Dalka Kaliya Ee Aduunka Halmar Ama Hal Sano Gudaheed Dalxiiskoogu Kor U Kaco Percentage  Dhan 48.6% Shaqo Abuuris Waxa Ka Helay 2.2 Million (Jobs) Dhaqaalaha Ethiopia  Waxa Uu Ku Contribute Gareeyay Aduun Dhaqaale Oo Dhan 7.4 Billion Usd Marka Loo Eego Sanadkii 2017 Waxa  Uu Noqonayaa Kobaca Dhaqaale 2.2 Billion , Dhaqaalaha Gdp Dalka Waxa Uu Ka Noqonayaa 9.4 % Waxa Sidoo Kale Kor U Kacay Kobaca Export Ee Ethiopia (Xogta Warbixinta Ethiopian Waxa Samaysay  World Travel And Tourism  Council).

Waxa Xusid .Mudan  In Dhawaan Madaxwaynaha Jsl Mudane Muse Bihi Abdi Mar  Uu Booqday Goobta  Asaarta Qadiimiga Ah Ee Laas Geel Inuu Si Fiican Uga Hadlay Qiimaha Uu Leeyahay Kor U Qadida Dalxiiska Jsl,Iyo Shaqo Abuurista Uu U Samayn Karo Dhalinyarada Jsl Sidoo Kale Qayb Muhiima Ka Qaadan Karo Kobaca Dhaqaalaha Dalka Somaliland.

Waxa Xusid Mudan In Madaxwayne Muuse Biihi  Noqonayo Madaxwaynahii Ugu Horeeyay Ee Somaliland  Ee Booqday Goobtaas Asaarta Qadiimaga Ee Laas Geel Tan Iyo .Markii Ay Heleen Khuburadii Reer France Oo Ahayd 2002 Markaas Oo Madaxwayne Riyaale Iyo Silaanyo Xukunka Iska Dambeeyeen. Waxa Xusid Mudan In Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin Ahaa Madaxwaynahii Markaas Hirgaliyay Wakhtigiisii Dhismaha Las Geel Iyo Kaabadaha Laga Fuulo Goobtaas.

 

MOHAMED ABDIRIZAK 

safarisomalilandtourguide@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso