Wasaarasa Horumarinta Jidadka Iyo Gaadiidka Somaliland Oo Xal Waara Ka Soo Saartay Shilalka Gaadiidka.

Shilalka Gaadiidka Somaliland Oo Mudooyinkii U danbeeyey Gaystay Khasaare Nafeed iyo mid Maal, Oo Wasaarada Horumarinta Gaadiidku Ka Soo Saartay Awaamiir Cusub, Oo ay sheegeen Inuu Yahay Mid Xal U ah Shilalka Gaadiidka.

Agaasimaha Wasaarada Horumarinta Gaadiidka Cumar Sayid Cabdilaahi Ayaa Saxaafada u Sheegay Xalkaasi ay isla garteen Ciidanka Booliska Somaliland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso