Daawo:Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Jawaab Siiyey, Gudida Doorashooyinka Soomaaliya.

Koomishanka Doorashooyiinka Somaliland Ayaa Ka Jawaabay, Hadal ka soo yeedhay Gudida Doorashooyinka Soomaaliya,

Hadalkaasi Oo Ay Ku Sheegeen In Ay Somaliland Ka Qaban Doonaan Doorashooyin Qof iyo Cod Ah.

 

Waxaase Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Arinkaasi Komishanka Doorashooyinka Somaliland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso