Dagaal Dhex Maray Somaliland Iyo Puntland .

Saddex qof ayaa kaga dhintay ciidamada Puntland dagaal galabta ay la galeen kuwa Somaliland oo ka horjoogsaday wasiiro ka socday maamulkaasi deegaanka Dhamale-cagare sida uu Bulsho TV u sheegay wasiir ku xigeenka amniga Puntland.

 

Somaliland dhinaceeda way ka gaabsatay khasaaraha kasoo gaadhay dagaalka.

 

Wasiirada Puntland ka socda waxay deegaanadaas keeneen Imtixaanka shahaadiga.

 

Waftiga Somaliland Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Horumarinta Cadaaladu Ayaa Halkaasi Ku Sugan.

 

Madaxda Ka Soo Jeeda Deegaanadan Oo Badanaa La Kala Safta Somaliland Iyo Puntland Ayaa Waxa Kala Saara Sandalad Guun Ah Oo Looga Danbeeyo Talada Deegaanadaasi Sanaag Bari.

Advertisement

Ku Xayeysiiso