Jaaliyada Somaliland ee Gobolka Minnesota oo Xaflad Duco ah Ku Xusay Halyeey Xaaji Cabdi Xuseen

Jaaliyada Somaliland ee Gobolka Minnesota oo Xuskii 18 May Isugu Yimi Xaflad Afur ah, oo ay soo Abaabuleen Jaaliyada Reer Somaliland. Waxaa Xaflada loogu Duceeyay Inuu Ilaahay Naxariistii Jano Ka waraabiyo, Beeldaaje Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi Waraabe Iyadoo Laysku Raacay inuu ahaa Halyeey Qaran.

Odayaal Ka mid ah Jaaliyada ayaa si qotodheer uga sheekeeyay taariikhdiisi, iyo qiimaha uu ku lahaa bulshada

Mujaahid Suufi
Minnesota USA
4 Attachments

Advertisement

Ku Xayeysiiso