War Deg Deg ah: Gudida Joogtada Wakiilada oo Diiday Dalba uga yimid Xeer ilaalinta oo ay ku doonayeen In Xasaanada Laga Xayuubiyo Xil Dhakool

Gudida Joogtada iyo Anshaxa ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa diiday dalab ay u gudbiyeen xeer ilaalinta Somaliland oo ay ku dalbanaysay in xasaanada ay ka qaadaan Xildhibaan Dhakool.

Guddida ayaa ku baaqay in xorriyadiisii loo soo celiyo xildhibaanka kuna tilmaamay xadhigiisa mid sharci darro ah.

Geesta kale Guddida ayaa ku amaanay Maxkamadda gobolka Go`aankii ay shalay ku diideen ka garniqida dacwadda loo haysto xildhibaan Dhakool.

Advertisement

Ku Xayeysiiso