Guddida Doorashooyinka Maanta Ha Is Casilaan W/Q caamir

salaan dhamaantiinba

maanta hadii aanay is casilin guddida doorashooyinku taariikhda baal madaw bay ka galayaan
waa markii ugu horeysee doorasho qaran 2 xisbi uun ka qeyb galaan dalkuna sdaa ku kala
qeybsamo 40% oo wadani helay hadii maanta la leeyey la idiinma baahna waxaad ogaataan
siyaasadda qalafsan ee dalku geli doono aanay ka soo kabin karin mar danbe lagu kala dhaqaqi
doono ya faido jooga kulmiye ma khasaarin ucid ma khasaarin wadani ma khasaarin waxaa
khasaarayaa waa dalkii iyo 4 malyanee ku nool markaa dheereyn maayo gudidda doorashoyinka
waxaan usoo jeedinayaa inay dalkan badbaadiyaan iyaga oo aan ka eegeyn danahooda gaarka ah
muraayada qaranka bal ha xidhaan siduu dalku noqonayaa doorasho 2 xisbi soo iman mayso
xisbiga wadani inuu yidhaa taageerayaasheyda gobolada dalka kala jooga wax doorasho ah
ha gelina is casila idinkoo qaranka u tudhaya ha noqonina afrikaan iyo kursi jaceyl

caamir

Advertisement

Ku Xayeysiiso