sideen uga faaidaysan karnaa biyaha gu’ga ee dooxyada mara hamse riraash

Roobabkii gu’ga ahaa ayaa galabahan maanta    ka bilaabmay geyigeena, isagoona isku gaala bixiyay gees ilaa gees .

Dadka gebi ahaantood ayaa dareemay farxad dabadeedna u mahad celiyay gargaarihii ku galaday kana soo jabiyay abaartii gaamurtay ee saamaysay gobol kastaba.

Hadda hargeysi iyo guud ahaanba dalkeenu waxa guudkooda ka muuqda qurux,iyo geedo akhtar isku badalay.

Waxa kaloo la maqlayaa guuxa iyo dananka uu Danabku sida giraanta u wareejinayo.waxa ay Dooxydu  mari doona biyo aan kala gu i Doonin.markaana u galbis doonaa dhankaa iyo bada.

Aduunyada horumarka gaadhay waxa ay ka Faai’daystaan oo ay gidaar adag ku xidhaan biyahaas iyagoona u yeela biyo xidheeno laga reeyo .

Haddaba aynu ka faaidaysano gebigeenuba si a biyahaasi ugu gudbin si sahla ilaa iyo baddii.
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso