Roobabkii Guga oo ka curtay Qayb ka mid ah Gobolada ay Somalidu degto oo ay ka mid yihiin Shabeelooyinka iyo Bay ….

Roobabkii gu’ga ayaa ka curtay meelo ka mida Soomaaliya, waxa ka mida gobollada uu ka curtay shebeelada hoose, shebeelada dhexe , Bay iyo Galgaduud waxa kale oo uu ka curtay meelo ka mida Somaliland iyo SomaliState.
Roobabka oo la sugaayay dadkuna aad ugu riyaaqeen kuna qabowsadeen raxmada u da’day.

Advertisement

Ku Xayeysiiso