Daawo: Dalalka Nederland iyo Australia Oo Ruushka ka codsaday in uu u soo gurbiyey Hubkii lagu isticmaalay soo ridtaanka diyaaradii Malaysian Airline ee 298 ruux ku qudhbaxeen ee ay soo rideen Mucaaradka Ukrian Ee Ruushku taageero

Daawo: Dalalka Nederland iyo Australia Oo Ruushka ka codsaday in uu u soo gurbiyey Hubkii lagu isticmaalay soo ridtaanka diyaaradii Malaysian Airline ee 298 ruux ku qudhbaxeen ee ay soo rideen Mucaaradka Ukrian Ee Ruushku taageero

A picture taken on July 18, 2014 shows a bodies amongst the wreckages of the Malaysia Airlines jet carrying 298 people from Amsterdam to Kuala Lumpur a day after it crashed, near the town of Shaktarsk, in rebel-held east Ukraine. Pro-Russian rebels fighting central Kiev authorities claimed on July 17 that the Malaysian airline that crashed in Ukraine had been shot down by a Ukrainian jet. The head of Ukraine’s air traffic control agency said Thursday that the crew of the Malaysia Airlines jet that crashed in the separatist east had reported no problems during flight. AFP PHOTO/DOMINIQUE FAGET

Wadahadal sadex geesood ah ayaa ay wada yeesheen Ruusha, Nederland iyo Australia kaas oo ku saabsanaa Diyaaradii rayidka ahayd ee ay soo rideen mucaaradka Ukraina ee uu Ruusku taageero 2014 ayna la hayd.

Shirkada diyaaradaha Malaysian airlines Oo  sidayna 298 qof dhamaantoodna ku qudhbaxay ayaa rakaabka saaranaa 196 ka mid ah ayaa dad u dhashay Nederland halka 38  Rakaabka saarnaa ay u dhasheen dalka Australia labadan dal ayaa Ruushka U cadeeyay in uu Ruusku u soo gudbiyo hubkii hawada cirka ee ay isdicmaaleen macaaradka garabsaarka la leh Ruushka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso