Wardegdeg ah : Qaraxyo is xig xiga oo goordhowayd ka dhacaday magaalada Muqdisho.

 

Qaraxyo is xigxiga ayaa goordhawayd ka dhacay magaalada Moqdisho.Waxa uu qaraxyo is xiga xiga ka dhacay isgayska Jubba oo a ku taalo wasaarada shaqada iyo xarumo kale markii uu qaraxu dhacay waxa bilaamatay rasaas oo ay ridayeen dablay hubaysan oo gudaha u galay xarunta,

isla goobta waxa soo gaadhay shaqaalaha caafimaadka oo gurmad u fidiyay dadka kuĀ  waxyaboolooway meesha oo leh dhimasho iyo dhaawacba, waxa iyana la xidhay jidadka magaalada oo ay cidamadu xidheen waxa aad i kacsan magaalada Muqdisho.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso