Degdeg: Afar arday ayaa ku geeriyooday bus ku qalibmay Meel 30 km u jirta Boosaaso 11 kalena way ku dhaawacmay

Bas ay saarnaayeen Arday dhigata fasalka Afraad ee dugsi sare ayaa  afar ku geeryootay halka 11 kalena ku dhaawacmeen.  Baskan ayaa ku sii jeeday magaalada Laag oo 30 km u jirta magaalada Boosaaso, dhaawaca caruurta ayaa loo soo qaaday dhinaca Boosaaso sida ay sheegeen sarakiisha caafimaadka ee Boosaaso ku waas oo lagula tacaalaayo cusbataalka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso