Daawo: Theresa May Raisal wasaaraha UK oo codsi kordhin mudada ka bixida Yurub u dirtay midawga Yurub iyo Midaw Yurub oo U kordhiyey ilaa iyo bisha May halka ay ka diideen Codsigeedii ahaa Juni

Theresa May ayaa warqad codsiya U dirtay midowga yurub ka na codsatay in loo kordhiyo wakhtiga furitaanka.


Madaxda u saraysa Midowga Yurub ayaa u cusbooniisiyay wakhtiga ka bixitaanka Midowga Yurub oo ka ga eekaa bishan March 29 keeda Ayaa waxay u kordhiyeen ilaa iyo  22.May 2019.  Theresa May Ayaa rabtay in looga dhigo ilaa bisha juni Sanadkan  balse Codsigaasi Waa laga diiday.


Midowga Yurub ayaa rabay in ay ku xidhaan shuruud adag dib U dhigida ka bixida midowga yurub balse waxa dib U dhigida U kordhiyay madaxda u saraysa ee midowga yurub iyagoon hordhigin Baarlamaanka midowga Yurub.

Advertisement

Ku Xayeysiiso