Daawo: Raisal Wasaare Kuxigeenka Somaliya oo shir Caalami ah kaga qayb galay Magaalda *Brussels ee Dalka Belgium ka kaas oo lagaga hadlaayo La dagaalanka Xagjirnimada.

Daawo: Raisal Wasaare Kuxigeenka Somaliya oo shir Caalami ah kaga qayb galay Magaalda *Brussels ee Dalka Belgium ka kaas oo lagaga hadlaayo La dagaalanka  Xagjirnimada.

Raisal Wasaare Kuxigeenka Oo   maanta magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qayb galay shir lagaga hadlaayo ka hor-tagga iyo la dagaallanka rabshadaha salka ku haya Xag-jirnimada Ayaa Shirkan uu sugnaan doono mudo dhawr casho ah .

Raisal Wasaare Kuxigeenka Somaliya Md Mahdi Maxamed Guuleed  Ayaa Khudbad dheer oo uu ka jeediyey Kulankan kaga hadlay Xukuumada Somaliya iyo Ilaa hadda Guulaha ay ka qaadhay La dagaalanka Xagjirnimada taas oo uu Sheegay in Awooda ugu badan aanay saarin oo kaliya in dagaal lagu qaado Goobaha Xagjirka ee Ay barbar wadaan wacyi galin ku saabsan in laga hor tago Fikirka Xagjirnimada.

Advertisement

Ku Xayeysiiso