Daawo: Nin Madaraq Sita Ayaa laba Masaajid oo ku yaala Magaalada Birmingham Ee Dalka Ingiriiska Ku Waxyeeleeyey Dhaaqadiihii iyo Muraayadahihii Albaabada + Booliska oo kordhiya Ilaalinta Masaajidada

Wararka ka imanaya dalka UK magaalada Birmingham Ee dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in shan Masjid oo ku yaala magaaladaas in laba ka mida la sheegay in nin sitay Madaraq uu  wax yeeleeyay daaqadaha Masaajidada.

Sidoo kale Booliska Dalka UK Ayaa Amar lagu siiyey in ay Kordhiyaan Ilaalinta Masaajida ay Dadka Muslimku Wax ku caabudaan Waxaa la arkayaa Police Si Aada u korjoogaynaya ilaalinayana masaajida Dadka muslimu Ilaahooda ku caabudan.

Waxay ahayd uun wiigan Markii Dalka New Zeland Nin Qori sitaa uu Ku dilay dad badan oo salaad Jimce Tukanaayey. Waxaana hadeer soo badanaysa Ku dhiirashada dadka Diinta Niceb ay ku dhiiranayaan in ay Falal ka sameeyaan Goobaha Cibaadada.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso