Daawo/ Degdeg: Qarax Goordhawd ka dhacay KM 4 Qaraxaas Oo Ka dhashay Gaadhi lagu soo guray Walxaha Qarxa

Waxa la sheegay in uu goordhowayd qarax gaadhi lagu soo rakibay  Walxaha Qarxa uu ku shufbeelay KM4 balse aan la ogayn cida wax ku noqotay. Ilaa hadda Waxaa la  xaqiijiyay in ay dad saarnaayeen waxa la sheegay in uu meesha uu gaadhigu ku gubtay ay ka ag dhawaayeen dumar Qaad iibiya balse ay ka carareen meesha markay arkeen gaadhiga soconaya ee gubanaaya.

Ilaa hadda waxaa la ogyahay cida wax ku noqotay in ay ahaayeen cidii Saarnayd Gaadhigaa Qarxay.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso