Daawo: 22 jir Doonaayey in uu is dilo Oo Maxakamada Larvil ee Dalka Norway ku xukuntay 16 sano oo Xadhig ah

22 jir lagu xukumay 16 sano Oo  xadhiga ah. Nin 22 jir ah oo degan Magaalada  Larvik Norway ayaa ay maxakamada degmada Larvik ku xukuntay 16 xadhiga ah kadib  markii uu maxakamada horteeda ka cadeeyay in uu rabay in uu isdilo habeenkii sanadka cusub ee 2018. Halkaas oo gaadhi uu watay ka hor geeyay Gawaadhiidii kale ee maraayay haadka kale Wado wayn oo High Way ah  taas oo uu shil gaadhi ku dilay qoys gaadhi watay oo aabihii ku qudh baxay.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso