Wardegdeg ah: Waxa tacshiirad lagu furay triig/ Ama Tareemada yar yar ee Magaalada dhex maray kaas oo maraayay xaafada 24 oktoberplass magaalada Rotterdam Ee dalka Holland

Wardegdeg ah: Waxa tacshiirad lagu furay triig/ Ama Tareemada  yar yar ee Magaalada dhex maray kaas oo  maraayay xaafada 24 oktoberplass magaalada Rotterdam Ee dalka Holland

Waxa ay policeku Warkan Tabiyeen 10:45 waxana ilaa hada ku nafwaayay hal qof.  Qofki falka gaystay oo goobta ka baxsaday waxana police ka loo sheegay in uu meesha ka dhaqaaqay baabuur cas iyo dad kale oo loo malaynaayo in ay ku jiraan falkan.Dhinaca kale Raysalwasaaraha Nederland Mark Rutte ayaa joojiyay shirar uu ku lahaa Haag sababtan ama Falkan Toogashada ah awgeed dawladuna waxa ay u fadhiisatay shir deg deg oo looga arinsanayo dhacdadanWaxa la adkeeyay madaarka Schiphol, goobaha tareenada ee Rotterdam iyo qaybo qaybo kamida Haag.Sidoo kale Booliska oo hada shir jaraaid qabtay sheegay in ay wali ku daba jiraan dadkii weerarkan gaystay.

National koordinator ee la dagaalankii argagixisada iyo haayada nabadgalyada dalka Nederland ayaa hada sheegay in ay israsaaseen ka socoto hada Utrecht. Wali ma cada wax dhintay iyo wax dhaawac ah.

Warqabadka Togaherer

Rotterdam Ee dalka Holland

Advertisement

Ku Xayeysiiso